Wararka
Taliska Boliska Boosaaso oo kulan la qaatay Bulshada ka soo jeeda koonfur Galbeed.
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Kulan La Qaatay Bulshada Ka Soo Jeeda Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Kuwaas Oo Ku Nool Magalada Bosaaso.
Kulankaan Ayaa Ajandihiisu Ahaa Is Xog Wareysi Ku Aadan Xalada Ganacsatada Koonfur Galbeed Iyo Wadashaqeynta Dowlada Puntland
G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Bogaadiyay Nabadoonada Iyo Ganacsatada Ka Soojeeda Bulshada Koonfur Galbeed Soomaliya Sida Ay Uga Qeyb Qataan Hormarka Magalada Bosaaso Iyo Amaanka Isagoona Ku Dheraaday Doorka Bulshada Koonfur Galbeed Ay Ku Leeyihiin Puntland.