Wararka

Raiisul wasaaraha soomaaliya oo magacaabay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka

Raiisul wasaaraha soomaaliya oo magacaabay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka, kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa.

Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaran ayaa ka kooban 11 xubnood  oo isugu jira 8 Wasiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti Dhowraha Guud iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Guddigan ayaa la faray in la joojiyay bixinta iyo iibinta dhulalka dowladda, in aan la oran karin in laga maarmay dhul dowladeed, isla markaana hey’addii ka maaranta dhul dowladeed ay keento Golaha Wasiirada.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close