Wararka

Madaxeynaha Maamulka KGS Oo Markii Ugu Horeysay Tagay Magaalda Baraawe.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laft Gareen iyo Wafdi uu Horkacayo Ayaa Maanta Gaaray Magaalada Baraawe Ee Xaruunta Maamulka KGS.

Madaxweynaha Ayaa Safarkiisa Waxa Ku welinaya Gudoomiyaha Baarlamaanka Ee maamulkaasi Waxaana La Filayaa In Madaxweynaha Uu Halkaa Kulao Gaar Gaar ah Kula Qaato Shacabka Ku nool MAgaalada Baraawe.

Xaalada Magaalada Baraawe ayaa ah Maanta Mid aad Loo Adkeeyay.

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close