Wararka

Guddiga Qaran ee qaban-qaabada munaasabadaha maalmaha Xorriyadda oo kulan yeshay.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa kulan  ugu soo idlaaday guddiga Qaran ee qaban-qaabada munaasabadaha maalmaha Xorriyadda.

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya  Marwo khadiija Maxamed Diiriye ayaa faah-faahisay waxyaabihii looga hadlay kulanka.

Wasiirada ayaa sheegtay in dalka uu ka socda tayactir aad u ballaaran oo looga qayb galaayo in lagu soo bandhiga maalmaha xoriyadda waxaa ayna intaasi ku dartay in dayactirkaasi uu ka socda gobolka Banadir iyo gobolada dalka oo idil.

Gudiga qaban qaabada munasabada maalmaha xuryada oo kulan ku yeeshay muqdisho

Gudiga qaban qaabada munasabada maalmaha xuryada oo kulan ku yeeshay muqdisho Aweys Bashir Abdirahman

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 3 June 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close