Wararka

Bartamaha Degmada Qardho oo laga bilaaway nadiifin.

Maamulka Degmadda Qardho ayaa olole lagu dar dargalinayo Kor u qaadida Bilicda iyo nadaafadda waxay ka sameeyeen Bartamaha Magaalada oo wali ay ka muuqdaan saamayntii ay ku reebeen Daadadkii kusoo Rogmaday Magaaladda Qardho.

Gudomiyaha Degmadda Qardho Abdi said Cismaan dheere iyo Taliye Ku xigeenka Qeybta Gobolka karkaar Jaamac Cismaan Dhalac ayaa si wadajir ah Dadweynaha uga codsaday iyo baneenta wadooyinka kala shaqeeyaan Dowladda Hoose.

28,kii Bishii April ayay daadad galaaftay nafta dad badan oo masaakiin ah ka dhacday Degmadda Qardho ee Puntland waxaana jiray dadaalo badan oo lagu caabinaayo dadkii shacabka ahaa ee waxyeelada kasoo gaartay fatahaadaasi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close