Wararka

WARARKII UGU DANBEEYAY EE XAALADAHA CUSUB EE COVID-19 SOMALILAND.

Agaasimaha Guud ee Wassarada caafimaadka Soomaaliland Maxamed Cabdi Hargeeye oo warbaahinta kula hadlaya xarunta wasaarada caafimaadka Soomaaliland ayaa ka warbixiyey xaaladihii uga dambeeyey ee COVID-19.

Agaasimaha ayaa sheegay in 24 saac ee lasoo dhaafay baaritaano lagu sameeyey Dad gaaraya 28 qof iyadoo cudurka COVID-19 laga helay 8 Qof oo 5 ka mid ah ay yihiin Rag halka 3 kalena ay yihiin Dumar kuwaasi oo dhamaan tooda Jooga Magaalada Hargeysa.

Sidoo kale agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka Soomaaliland Maxamed Cabdi Hargeeye oo sii hadlayey ayaa sheegay in ay magaalada Burco udirayaan ilaa 20 Salander oo oksijiin ah si dadka ubaahan ogsijiinka loo siiyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close