Wararka

Xalada Caafimaad ee dadka ku jiro Isbitaalka guud ee Cadaado oo laga deeriyaanayo.

Waxaa isbitaalka Guud Ee Degmada Cadaado ku geeriyooday 2-ruux Sida uu Sheegay Madaxa Caafimaadka Degmada Cabdi Fooljaawe.

2-daani Ruux Ee geeriyootay ayaa kala ah 1-Rag ah iyo 1-Dumar ah Waxaana Da’dooda lagu Kala sheegay 91 iyo 65 jir.

Markale Madaxda Caafimaadka Degmada ayaa Codsaday in Gargaar Deg Deg ah lala soo gaaro Isbitaalka Guud Ee Cadaado General Hospital.

Xaalada dad badan oo jiifa isbitaalka cadaado ayaa aad looga deerinayaa iyadoo dadkasi uu soo Ritay Cudurka COVID-19.

Isku duwaha waaxda Caafimaadka Degmada Cadaado Cabdi Xasan Fooljaawe ayaa sheegay in 2 ruux oo kale ay Covid-19 ugu geeriyoodeen Magaaladda Cadaado.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close