Wararka

Guddiga Joogtada Labada Aqal ee BJFS oo kulan ku yeeshay Soomaaliya.

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka Federalka Jamhuuriyadda Federalk Soomaliya ayaa maanta si wada jir ah u shir guddoomiyay kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada Labada Aqal.

Kulanka oo ka qabsoomay Xaruunta Golaha Iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa ayaa waxaa looga hadlay Rasmiga ee La Furayo Baarlamanka Soomaliya, Iyo Xilliga Loo Yeerayo Guddiga Madax-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Si Loogu Dhagaysto Warbixinta Doorshooyinka Dalka.

Dowlada Soomaalia ayaa waddo qorshe lagu xaqiijinaayo in ay dalka ka dhacdo doorsha qof iyo cod ah taas oo dhici doonta sanadka 2021.Image may contain: one or more people, people sitting, shoes and indoorImage may contain: one or more people and suitImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close