Wararka

Ra’iisal wasaare Abiy Axmed oo Booqday qaxootiga Siiriyaanka ee ku nool dakasi.

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa maanta booqasha ku tagay xaryaha Qaxootiyada ay ku jiraan dadka u dhashay Siiriya ee magan galyada u jooga Itoobiya.

Ra’iisal wasaare Abiy ayaa qaxootiga uu maanta booqday u balan qaaday in Itoobiya ay ku dadaalayso sidii noolal loogu abuuri lahaa dadka Siiriyaanka ah ee kusoo barakacay dalkaasi.

Qaxootiga Siiriyaanka ah ee ku nool dadlkaasi Itoobiya ayaa la sheegaa in uu yahay Qaxootiga ugu badan ee ku dhaqan dalkaasi waxaa uuna Ra’iisal wasaaraha maanta la qaybsaday dadkaasi Qaxootiga ah farxadda u diyaar garoowga Munaasabada Ciida.Image may contain: one or more people, people standing, suit, tree and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close