Wararka

Guddiga wacyigalinta Covid-19 oo degmooyinka Gobolka Banadir Ka bilaabay wacyigalinta Coronaviruska.

Guddoomiyaha guddiga wacyigalinta Covid-19 ahna Wasiirka Wafaafin dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaiyr Maareeye ayaa shaaciyay in guud ahaan demmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabi doono ololaha wacyigalinta todobaadka ee baasiga iyo ciribtirka Cudurka Karoona Feyrus si dalka oo dhan loogala dagaalamo .

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna xubin ka tirsan Guddiga wacyigalinta ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday inay ka qeyb-qaatan la dagaalanka cudurkaan covid-19.

Dhinaca kale masuuliyiinta ayaa kormeer wacyigalin ah ku tagay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir iyagoo bulshada kaga wacyigalinyay qatarta uu leeyahay Cudurkaan islamarkaana uqeybiyeen maaska afka lagu xerto si looga taxa diro faafintaanka cudurkan safmarka ah ee covid-19.

guddiga wacyigalinta Covid-19 ee dowlada soomaliya oo shaaciyay in guud ahaan demmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabi doono ololaha wacyigalinta todobaadka

guddiga wacyigalinta Covid-19 ee dowlada soomaliya oo shaaciyay in guud ahaan demmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabi doono ololaha wacyigalinta todobaadka Ayaan Yuusuf Faarax

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 19 May 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close