Wararka

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee May 14, 2020 ku magacaabay Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenka Ciidamada Madaxtooyada ee Dowlad goboleedka Puntland.

Madaxweyne Diini ayaa G/Sare Cusmaan Cumar Maxamed u  magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada halka G/Sare Cabdirisaaq Axmed Cali loo magacaabay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa taliyaashaan cusub ee uu magacabaay ku tilmaamay kuwa karti iyo waaya aragnimo u leh xilka uu u magacaabay waxaa uuna Eeba ugu baryay in shaqada u fududeeyo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close