Wararka
Wasirka Cayaaraha oo kormeer ku tagtay garoonka Muqdisho Stadium.

Intii ay socotay kormeerka ayaa wasiir Khadija Mohamed Diriye waxaa ay indha-indheen ku tagtay Qolalka dhar-beddelashada ee garoonka waxaa ayna sheegtay in garoonka loo dhamaystiray Qalabaynta qaybihiisa kala duwan.
“Qolalka dhar-beddelashada ee garoonka cayaaraha Muqdisho oo qalabeyntoodda la soo gabogabeeyay ayaa maanta kormeeray” ayay Tiri Wasiir Khadijo.
Kormeerka waxaa wasiirka ku wehlinaayay masuuliyiin ka socotay xafiiska xeriirka cubada cagta Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Cabdi-qani Saciid Carab.