Wararka

Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

Gudiga Heer qaran ee wacyi galinta Coved-19 ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa ayna kulankooda iska xog waraysteen  wax yaabihii gudiga u qabsoomay  2-di todibaad ee la soo dhaafay.

Gudiga ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u dhaga nuglaadaan talooyinka xeel dheerayaasha cafimaadka si aynan u noqon Dalka kaliya ee Cudurkan ku hara.

Soomaaliya ayaa gashay liiska dalalka ugu sareeyo faafida xanuunka coronaviruska qaarada Africa iyadoo warbixintii ugu danbaysay ee ay shaaciso wasarada caafimaadka ay garayeen 1089 xaaladood.Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people and suitImage may contain: one or more people, people sitting and suitImage may contain: 1 person

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close