Wararka

Maamulka gobolka Banaadir oo Biyo ka bixin ku sameeyay Waddada Ceel-qaloow ee degmada Wadajir.

Maamulka gobolka Banaadir oo ka jawaabey cabasho ay usoo gudbiyeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada wadajir ayaa booyadaha biyaha geeyay Degmadaasi si biyaha looga bixiya wadada Ceel-qaloow taas oo  ay maristeeda ku dhib qaween shacabka iyo gaadiidka.

Agaasimaha waaxda nadaafadda iyo bilic soo celinta Caasimada  Sharmaarki Caddow Tuuryare ayaa sheegay in ay markasto heegan ugu jiraan sidii ay ugu shaqeyn lahaayeen bilicda iyo nadaafadda caasimada Muqdisho.

Maamulka gobolka banaadir oo ka jawaabey cabasho ay usoo gudbiyeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada wadajir

Maamulka gobolka banaadir oo ka jawaabey cabasho ay usoo gudbiyeen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan degmada wadajir ttps://youtu.be/CE7EAYu5Hdo

Posted by TUSMO TV on Thursday, 7 May 2020

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close