Wararka

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

Wasirka wasaaradda caafimaadka xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Fowziya Abikar Nuur ayaa ka warbixisay aqbaartii ugu danbaysay ee dadka uu soo ridanaayo xanuunka coronaviruska waxaa ayna sheegtay 34 xaaladood oo cusub dalka laga xaqiijiyay.

27 xaaladood oo kamid ah xaaladaha cusub ayaa laga diwaan galiyay gobolka Banadir halka. 7 kale laga diwaan galiyay Puntland. Waxaa ayna tani ka dhigantahay in xaaladaha guud ee dadka laga helay xanuunkaani Coronaviruska uu gaaray 756.

Dhimashaha maanta waa 3 ruux taas oo dhimashaha Guud ka dhigayso  35 ruux waxaana xanuunkaani ilaa iyo hadda ka Bogsashada 61 ruux.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close