Wararka

Waddooyinka Caasimada Hindiya oo la dhigay Qalab lagu baaro CORONAVIRUSKA.

Kumanaan ruux oo ku nool caasimada New Delhi ee dalka Hindiya ayaa saf u galay tijaabada looga baaraayo xanuunka saf marka ah ee coronaviruska.

Tijaabadaan oo lagu samaynaayay Qalab ku xiran gawaari yar yar oo la dhigay wadooyinka caasimadaasi hareeraheeda ayaa u fududeynaayay shacabka dalkaasi in ay iska xaqiijiyaan in ay qabaan xanuunkaan COVID-19 iyo in kale.

Dalka Hindiya waxaa maalinimadii Arbacada la xaqiijiyay in geerida dadka u dhimanaayo xanuunkaani ay gaarta 1,000 ruux taas oo ka dhigtay maalintii ugu dhimashaha badneed dalkaasi tan iyo markuu xanuunka COVID-19 gaaray balse waxaa ay ka hoosaysaa yurub iyo America.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close