Wararka
Waa kuma Allaha u naxariisto ee Eng. Bana Abdalla Ali.

Allaha u naxariisto ee Eng. Bana Abdalla Ali ayaa xalay ku geeriyooday magaaladda London ee dalka UK.
Marxuumka ayaa muddadii uu noolaa waxaa uu qayb weyn ka soo qaatay horumarinta isboortiga Soomaaliyeed gaar ahaan kubadda koleyga, isaga oo mar soo noqday Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda koleyga.
Eng baana ayaa horaan waxa u usoo noqday Madaxii Suuqgeeynta xiriirka FIBA Africa Zone V, waxana xilkaasi umagacabey u qaybsanaha XSKK arimaha horumarinta Iyo xirriirka caalamiga,
Gudoomiyaha XSKK cabdulaahi Nuur Maxamed Caddaani ayaa sheegay in Eng, Baana uu wax badan kasoo qabtey Horumarinta Ciyaaraha Kubadda koleyga ee dalka iyo midka qaaradda Africa.
Hoos ka daawo tarikhdiisa oo kooban marxuumka.
Taariikh Kooban oo ku saabsan halyeeygii kubada koleyga somaliya eng Bana cabdalla cali oo xalay geryoday
Posted by TUSMO TV on Tuesday, 28 April 2020