Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo soo saartay digniina cusub.

Wasaaradda caafimaadka xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa digniina hor leh ka soo saartay xanuunka safmarka ah ee Coronaviruska kaas oo ay sheegtay in ay gaartay heer kii ugu xumaa tan iyo markuu dalka soo gaaray.

Sida lagu daabacay bogga Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaa cudurkaani COVID-19 xalay oo kaliya u dhintay 9aal ruux oo laga soo gudbiyay Isbitaalada gaarka loo leeyahay.

Wasaaradda ayaa Isbitaalada Gaarka loo leeyahay waxaa ay ugu digtay in ay qabtaan bukaanada leh  Astaamaha xanuunkaani coronaviruska waxaa ayna ku eedeeyeen in ay Isbitaalka Martini loo soo gudbiyay bukaana aan xaaladooda waxba laga qaban Karin kuwaas oo ay Dhaqaatirta sheegeen in wax laga qaban karay haddii markii ay calamadaha isku arkeenba loo soo gudbin lahaa isbitaal Martiini.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close