Wararka
(DAAWO): Hirshabelle oo soo rogtay Bandhaw.

Maamulka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa Bandhaw kusoo rogay shacabka ku dhaqan deeganada maamulkaasi kadib Cabsi laga qabo faafida xanuunka Coronaviruska.
Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Hirshabelle Mohamed Cabiraxmaan Qayre oo ka warbixiyay bandhawgaan ay soo rogeen ayaa shacabka maamulkaasi ka codsaday in ay u hoggaansamaan bandhawga.
Maamulka Hirshabelle ayaa noqday dowlad goboleedkii ugu horeeyay ee qof masuul ahi ugu dhintay xanuunkaan Coronaviruska waxaana karantiil is galiyay masuuliyiin kamid ah maamulka sare ee Hirshabelle oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Waare.
Maamulka Hirshabeelle oo Bandaw kusoo Rogay dhamaan Deegaanada Maamulkaas
Maamulka Hirshabeelle oo Bandaw kusoo Rogay dhamaan Deegaanada Maamulkaas
Posted by TUSMO TV on Tuesday, 14 April 2020