Wararka

Madaxweyne Laftagareen oo daahfuray mashruuca Biyooley.

Magaalada Baydhabo ee xarunta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa maanta laga daahfuray Mashruuc faa’ido badan u leh shacabka maamulkaasi Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo daahfuray mashruucaan oo loogu magac daray mashruuca Biyooley ayaa sheegay in uu yahay mid ka turjumaayo hormarka uu maamulkiisa ku talaabsaday.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sidoo kale sheegay in mashruucaan ay ka faa’ideysan doonaan 39,000 (Sodon iyo sagaal kun) qof oo kunool deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.Image may contain: one or more people and indoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 1 personNo photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close