Wararka

Ruuxii labaad oo u geeriyooday xanuunka Coronaviruska.

Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hirshabelle oo Goor dhaw Isbitaalka Martine ee magaalada Muqdisho ugu geeriyooday geeriyooday xanuunka Coronaviruska waxaa uuna noqonayaa ruuxii labaad ee u dhinta xanuunkaan.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda cadaaladda Hir-Shabeelle ahaana xubin ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle khaliif Muumin Tooxoow ayaa maalma ka hor laga helay calaamadaha xanuunkaan isagoo ugu danbeyn u geeriyooday.

Wasiirka caafimaadka dowlada federaalka Soomaaliya Dr. Fowziyo Abikar Nuur oo xalay ka warbixisay warkii ugu danbeeyay ee xanuunkaan ayaa sheegtay in kiisaska dadka uu soo ritay xanuunka COVID-19 ay gaarayaan 21 ruux halka Laba kalena ay ka reysteen.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close