Wararka

(DAAWO): Dowlada Imaaraadka carabta oo Hargaysa gaarsiisay Qalab caafimaad oo looga hortagayo xanuunka covid-19.

Maamulka Somaliland ayaa maanta markii ugu horeysay dowlada Imaaraadka carabta ka helay Gar-gaar caafimaad tan iyo markii Hawada Soomaaliya lagu soo rogay Xayiraada cirka iyo dhulka cabsida laga qabo caabuqa Coronaviruska aawadiis.

Masuuliyiin isugu Jiro wasiiro, Guddiga ka hortaga Cudurka Coronaviruska iyo xubna kale ayaa garoonka diyaaradaha ee Cigaal kusoo dhaweeyay diyaaradaan.

Wasiirka Caafimaadka Maamulka Somaliland oo goobta ka hadlay ayaa dowlada Imaaradka ugu mahad celiyay Gar-gaar kaan loo soo dhiibay waxaa uuna sheegay in ay kusoo aaday wakhti loo baahnaa taakulayntaani.

Dowlada imaaraadka carabta oo maanta magalada Hargaysa gaarsiisay Qalab caafimaad oo looga hortagayo xanuunka covid-19

Dowlada imaaraadka carabta oo maanta magalada Hargaysa gaarsiisay Qalab caafimaad oo looga hortagayo xanuunka covid-19

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 8 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close