Wararka

(DAAWO): Gudiga loo xil saarey tacsida Raysulwasarihii hore ee soomaliya oo ku dhawaaqey sadax maalin oo Boroor diiq ah.

Gudiga loo xil saarey tacsida Alla ha u naxriistee raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo dhawaan ku geeriyooday Dalka Ingiriiska ayaa kulan ay maanta yeesheen waxaa ay kaga dhawaaqeyn seddex maalin oo Baroor deeq ah sida uu Madaxweynaha dalka horaanba u shaaciyay.

Guddiga ayaa sidoo kale waxaa ay tacsi u direen Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Alla ha u naxriistee raiisul Col. Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade iyadoo Ummadda Soomaaliyeed na ka codsaday in ay u soo duceeyaan.

Alla ha u naxriistee raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade ayaa maalinimadii shaalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada London ee dalka Ingiriiska oo lagu magacaabo Kings college kadib markii uu haleelay xanuunka Coronaviruska.

Gudiga loo xil saarey tacsida Raysulwasarihii hore ee soomaliya oo ku dhawaaqey sadax maalin oo Boroor diiq ah

Gudiga loo xil saarey tacsida Raysulwasarihii hore ee soomaliya oo ku dhawaaqey sadax maalin oo Boroor diiq ah

Posted by TUSMO TV on Thursday, 2 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close