Wararka

(DAAWO): arada Xallane oo bandaw lagu soo rogay.

Taliska ciidanka nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa shaaciyey in la hakiyey dhamaan howlihii ka soconayey xaruntooda ugu wayna magalada Muqdisho ee xalane mudo 30 cisho ah oo ka bilaawmayso 29-ka Bishaan maarso oo maanta ku beegan sababo la xariira cabsi laga qabo faafida cudurka carona viruska.

Qoraal ka soo baxay taliska ayaa lagu sheegay in la joojiyay dhammaan dhaq dhaqaaqyadii iyo howlihii ka soconayey Xarunta Xalane halkaas dhowaan wasarada caafimaadka xukumada fadaralka Soomaaliya ay tilmamay in mid ka mid ah ajaaniibta ku dhaqan halkaasi laga heley caabuqa carona viruska.
Hoos ka daawo warbixinta oo dhamaystiran:

Amisom oo sheegtay in la hakiyey dhamaan howlihi ka socday xarunta xalane ee muqdisho

Amisom oo sheegtay in la hakiyey dhamaan howlihi ka socday xarunta xalane ee muqdisho

Posted by TUSMO TV on Sunday, 29 March 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close