Wararka

Markab Isbitaal ah oo garay dekadda Los Angeles.

Markab Isbitaal ah oo noociisu yahay USNS Mercy ayaa maanta gaaray dekadda Los Angeles waxaa uuna kaalin ka qaadan doonaa dadaalka loogu jiro in gar gaar daawo la siiyo bukaanada uu caabuqa Covid-19 soo ridanaayo ee dalka Maraykanka.

Dalka Maraykanka ayaa waxaa uu xanuunkaan coronaviruska uu soo ritay 100,000, ruux halka in kabadan 1,500 ruux ay u geeriyoodeen.

Seynasyahanada Maraykanka ayaa iyaguna dhankooda ku booriyay in Isbitaalada gaarka ah ee loogu tala galay la tacaalida dadka uu soo ritay xanuunkaan coronaviruska lageeyo qalabka neefta siiyo bukaanada madama xanuunkaan uu yaraynaayo neef qaadashada ruuxa.Image may contain: sky, ocean, boat, outdoor and waterImage may contain: sky, ocean, outdoor and waterImage may contain: outdoor and water

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close