Wararka

Toban sano kadib hoggaanka Amisom oo wareejiyay Xarunta O.P.D.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa toban sano kadib Hogaanka Amisom ee Soomaaliya kala wareegay Xarunta O.P.D. Oo Amisom ay u aheyd goob lagu daweeyo dadka bukaan socodka ah.

Sidoo kale Duqa Magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)ayaa la waregay matooro Casri ah oo xaruntaasi loogu adeegi jiray.

Halka ay ka dhacday munadabada kala saxiixashada Xarunta O.P.D. goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Taliyaha qeybta guud Gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo sidoo kale saraakiil kale oo Amisom katirsan.Image may contain: 9 people, people standing and outdoorImage may contain: 1 person, sitting and sunglassesImage may contain: 7 people, people sitting and tableImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 3 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close