Wararka
Macalin maxmuud “xilkii galmudug waan ka tanaasulnay Lkn wali waxaa taagan mowqifkeenii ahaa Ahlusuna Oo Aan Ka Tanaasuli Doonin”

Hugaamiyaha Guud Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dhawaaqay in uu guud ahaan ka tanaasulay Siyaasadda maamulka Galmudug.
Waxaa uu sheegay in aysan aqbali doonin in dad Shacab ah ay ku dhintaan dagaallo markale ka dhaca Magaalooyinka Galmudug ee Ahlusunna gacanta ku heysay.
Hoos ka daawo hadalka Hugaamiyaha:
Macalin maxmuud xilkii galmudug waan ka tanaasulnay Lkn wali waxaa taagan mowqifkeenii ahaa Ahlusuna Oo Aan Ka Tanaasuli Dooninhttps://youtu.be/vE2z9dBprtE
Posted by TUSMO TV on Saturday, 29 February 2020