Wararka

Bulshada ku Nool Muqdisho oo soo dhaweeyey xayiradii uu Mareykanka ka qaaday shirkada Albarakaat.

Bulshada ku Nool caasimada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay xayiradii dhawaan uu mareykanka ka qaaday shirkada Albarakaat.

Shirkada Albarakaat ayaa xayaraad la saaray kadib weeraradii ka dhacay dalka Maraykanka 2001-dii, taas oo xayiraadeeda lala xeriiriyay in ay gacan la laheed uruka Al-qaacida waloow ay masuuliyiinta shirkadaani ay edeyntaasi ku gacan seertay xiligaas.

Dowlada Maraykanka ayaa sidoo kale balan qaaday in ay Magdhaw siin doonta shirkadda Albarakaat waxaana dareenkooda ka hadlay shacabka caasimada Muqdisho.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close