Wararka

Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay Xanuunka Korona Fayraska.

Dowlada Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta kulan ay si wada jir ah u yeesheen waxaa ay kaga wada hadleen xaaladaha ka taagan gobolka Wuhun oo ah gobolka uu ka dilaacay Cudurka Korona fayraska.

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiga dalka Shiinaha Cwaale Cali ayaa ka dhawaajiyay in arday Soomaaliyeed ay ku nool yihiin gobolka Wuhun waxaa uuna intaasi ku daray in aysan awood u hayn in ay soo daad gureeyaan.

Hoos ka dhaawo hadal jeedinta Safiirka Soomaaliya u fadhiga dalka Shiinaha.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close