Wararka
Godoonka labada aqal ee Baarlamanka fadaralka Soomaliya oo kulan la qaatey gudiga dib u eegista dastuurka.

Guddoomiya Golaha Shacabka ee BJFS, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Guddiga dib u eegista la socodka iyo hirgelinta Dastuurka Baarlamaanka iyo Guddiga Dastuurka ee madaxa bannaan,waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.
Guddoomiyaasha Labada Aqal ayaa labada gudi uga mahad celiyay howsha adag ee ay hayaan iyo sida ay uga go’antahay in Dastuurka la ansixiyo Bisha June ee Sanadkan.
Hoos ka daawo waxyaabihii looga hadla kulankaasi.