Wararka

Wafdi kasocday Hay;’adda Qaxootiga Addunka oo gaary Beledweyne.

Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta Gaaray Wafdi ay Hogaaminayeen Wakiilka Soomaaliya ee hay’adda qaxootiga aduunka (UNCHR) iyo ergaga gaarka ee UNHCR Afrika,waxaana garoonka Diyaaradaha ee Beladweyne kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeele Maxamed Cabdi Waare iyo masuuliyiin ka tirsan Gobolka.

Wafdiga ayaa waxaa ay kormeereen xeryaha bara kacayaasha ee beledweyne iyagoo u kuur galay xaalada dhabta ah ee kajira xeryahaasi.

Sidoo kale waxaa ay kulan laqaateen madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare waxaana ay kala hadleen xaalada iyo sida barakacaaysha lagu gar gaari karo.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close