Wararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Oo Muqdisho ka dhagax dhigay wado dhirirkeedu yahay Halkiilo mitir iyo bar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay wado  dhirirkeedu yahay  Halkiilo mitir iyo bar) Taasi oo isku xirta saldhiga Bari ee degmada Cabdicasiis iyo wadada Mirinaayada sidoo kale hormarta xerada geediidka boliiska iyo garoonka Stadium Eng Yariisoow ee magalada muqdisho

Dhigax dhigan ayaa waxa godomiyaha ku wehlinayey Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyada gobolka Banaadir iyo guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir

Wadadan uu dhagax dhigay duqa  Muqdisho ay aheyd mid aad u burbur sanan oo isticmaal keeda ay dhibaatooyin kala duwan kala kulmayeen  gaadiidka iyo bulshada  isticmaasha wadadan gaar ahaan dadweynaha ku wajahan  xeebta Liido iyo garoonka  Eng Yariisoow ee magalada muqdisho

Mahdi faarax Cabdulle  Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis oo dhigax dhiga ka hadlay ayaa tilmaamay  in  shacabka ku dhqan degmada  Cabdicasiis ay aad usoo dhoweynayaan  dhismaha wadadaani.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo dhagax dhigay wadadni ayaa shaaciyey in bulshada gobolka banaadir loo bahan yahay in qeyb tooda ka qaataan hormarka ka soconaya dalka

Image may contain: sky, tree, car and outdoorImage may contain: 6 people, people standing and suitImage may contain: one or more people, people standing, crowd and outdoorImage may contain: 6 people, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, people standing, suit and outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: one or more people, sky and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close