Wararka
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka so saartay howlahashaqa Isbitaalka Yardimeli.
Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Soomaaliyeed ayaa goor dhaw war-saxaafadeed kasoo saartay howlaha shaqo ee ka socda Isbitaalka Yardimeli oo ay gacanta ku hayso hay’adda Yardimeli.
Warsaxaafadeedka Wasaaradda yaa lagu sheegay in wasaaradda caafimaadka aysan wax heshiis shaqo iyo mid howlgalin ah oo kala dhexeeyo hay’adda Yardimeli aysan jirin. sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay in shaqada ay hay’addaasi ka wado Isbitaalka Yardimeli iyo howlaha caafimaad ee kale ay yihiin howlo baal marsan sharciga iyo qawaaniinta dalka u dagan.
Hoos ka degso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran: