Wararka
Dowlada Soomaaliya oo kala diray maamulka Rugtii Ganacsiga ee Gobolka Banaadir.
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa manta soo saartay amar lagu kala dirayo maamulka Rugtii Ganacsiga ee Gobolka Banaadir.
Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan ayaa ayaa lagu sheegay in sababaha lagu kala diray maamulkaasi ay ka dhalatay magacaabistii maamulka Rugta Ganacsiga gobolka Banaadir.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay xafiisk wasaaradda ganacsi: