Wararka

Madaxweyne Trump oo kulan la qaatay Madaxweynaha Ismaamulka Kurdistan.

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump oo ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland oo uu kaga qayb galaayo shirka dhaqaalaha adduunka ayaa kulan doceed la yeeshay madaxweynaha Ismaamulka Kurdistan Nechirvan Barzani.

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in ka bixistii ciidamada Maraykanka ee Suuriya iyo howlgalladii ciidamada Turkiga ee gobolka Kuriyiinta ee dalkaasi Suuriya uu u dhaqan galay si ka wanaagsan sidii loo arkay.

Madaxweynaha Ismaamulka Kurdistan Nechirvan Barzani ayaa Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ugu mahadceliyay taageeridii uu ciidamada Kurdistan ka siiyay la dilaaganka kooxda Dacish.Image may contain: 2 people, people sitting and suitImage may contain: 2 people, suitImage may contain: 1 person, suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close