Wararka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan la qaatay madaxda sare ee hay’adda UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka xukuumada federalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo Agaasimaha Guud Maxamed Abukar Zubeyr ayaa Maanta kulan la qaatay maamulka sare ee hay’adda UNDP.

Kulanka  waxaa ay labada dhinac ay uga wada hadleen wada shaqaynta iyo taageerada geedi socodka Dib-u-Eegista Dastuurka KMG, iyaga oo ku wada heshiiyey inay iskaashi sameeyaan.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in hay’adda UNDP ay kawada Hadleyn sidii kaalin weyn ay uga Qaadan Dhameystirka howlaha dib  u eegista ee Dastuurka KMG ee somaaliya.

Maamula iyo Madaxda ka socotay hay’adda UNDP aya dhankooda balan qaadeeyn  in doorweyn iyo garab istaagi doonaan Guddiya ku howlan dib u eegista Dastuurka dalka.  

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close