Wararka

Ciidamada Maraykanka oo sheegay in ay ka baxayaan Ciraaq.

Dowlada Maraykanka iyo xulufada ay hoggaamisa ayaa xaqiijiyay in ay maalmaha nagu soo fooda leh ay iskaaga bixi doonaan dalka Ciraaq kadib markii uu Baarlamaanka dalkaasi Ciraaq uu meel mariyay shirci dhigaayo in ciidamada shisheeye ee kusugan Ciraaq iskaaga baxaan.

Go’aankaan ay ciidamada Mararkanka ugu baxayaan ciraaq ayaa sidoo kale ku soo beegmay xili xisad adag ka dhex taagantahay dalalka Iiran iyo Maraykanka.

Warqadda kasoo baxday Ciidamada Maraykanka ee ay ku cadeeyeen qorshahooda ka bixistay dhulka Ciraaq ayay ku sheegeen in ay si buuxda u dhowrayaan madaxbanaanida dalka Ciraaq.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close