Wararka

(DAAWO): Xawaaladda Taaj oo abaal marin Gudoonsiisay kooxda ugu wanaagsan Sanadkii 2019.

Iyadoo ay aheed markii ugu horeysay ee abaal marino qiimo sare leh la guddoonsiiyay Cayaaryahanada ugu wanagsanaa, Tababarayaashii ugu wanagsanaa, garsoorayaashii ugu wanaagsanaa ee xili ciyaareedkii tagay ayaa waxaa ay Xawaaladda Taaj oo Gudoonsiisay gaari Toyota Noha kooxda ugu wanaagsan Sanadkii 2019 oo loo xushay naadiga Elman.

Masuuliyiinta naadiga Elmen oo ka hadashay dareenkooda ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin haddiyaddaani la guddoonsiiyay waxaa ayna sheegeen in ay sii wadi doonaan bandhigooda cayaaraha Horyaalada kala duwan ee Soomaaliya.

Xawaaladda Taaj oo Gudoonsiisay gaari Toyota Noha The Best Team Of The Year, kooxda ugu wanaagsan Sanadkii 2019 Ee Elmen

Xawaaladda Taaj oo Gudoonsiisay gaari Toyota Noha The Best Team Of The Year, kooxda ugu wanaagsan Sanadkii 2019 Ee Elmenhttps://youtu.be/4xRL4_GM6Ug

Posted by TUSMO TV on Monday, 6 January 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close