Wararka

(DAAWO): QAAR KAMID AH WAX GARADKA GOBOLKA GEDO OO KA HADLAY DHIBATADA KA JIRTO GOBOLKAAS.

Iyadoo ay ciriiri gashay isgarsiinta gobolka Gado ayaa waxaa ka hadlay dhibaatooyinka dhanka Isgaarsiinta ee ka jirto degaanada Gobolka Gedo qaar kamid ah Odayaasha kasoo jeeda gobolka Gedo.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo C/lahi Nuur Xassan oo warbaahinta la hadlay ayaa dowlada federaalka ka codsaday in ay xorayso deegaanada gobolka Gedo si shacabka deeganadaasi u helaan adeeg Isgaarsiineed oo taya leh.

Dhankale, Guddoomiyaha ayaa dowlada Soomaaliya ka codsayday in ay wax ka qabato dhibaatada ay xarumaha Isgaarsiinta ee Gobolka Gedo ku yaallo ay u gaystaan ciidamada Kenya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close