Wararka

Ra’iisal wasaare Ku-xigeenka oo kormeer ku tagay xafiisyada agaasinka deegaanka ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisal wasaare Ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kormeeray xafiisyada agaasinka deegaanka iyo isbedelka cimilada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo dib u dhis balaaran lagu sameeay.

Mahdi Mohamed Guuleed (Khadar) ayaa ka hadlay dadaalka ay dowlada federaalka Soomaaliya ugu jirta hagaajinta deegaanka oo uu sheegay in xukuumada ay ka go’antahay hagaajinta deegaanka oo qayb muhiim ah ka ah nolosha bulshada.

“axaan kormeeay xafiisyada agaasinka deegaanka iyo isbedelka cimilada ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo dib loo dhisay. Xukuumadda waxaa ka go’an hagaajinta deegaanka oo qayb muhiim ah ka ah nolosha bulshada” Ayuu yiri Mahdi Mohamed Guleed.Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and indoorImage may contain: 2 people, people standing and indoorImage may contain: 5 people, indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 7 people, people smiling, people standing, sky, wedding and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close