Wararka
Shirweynaha wadatashiga hormarinta Afka Soomaaliga Oo maanta ka furmay Muqdisho.

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka furmay Shirweynaha wadatashiga hormarinta Afka Soomaaliga waxaana kasoo qayb galay Wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banadir.
Masuuliyinta shirka kasoo qayb gashay ayaa isku waafaqay in loo baahan yahay in dib u habeyn lagu sameeyo afka Soomaaliga.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdisho Camar Maxamuud Maxamed oo kamid ahaa masuulintiinta ka qayb gashay Shirweynaha wadatashiga hormarinta Afka Soomaaliga ayaa sheegay ahmiyadda ay leedahay qoraalka Afka Soomaaliga iyo halista ku jirta xarfaha lasoo gaabiyo ee Baraha Bulshada loo isticmaalohttps:https://www.facebook.com/TUSMOTV.SO/videos/1437723793054617/?t=0