Wararka

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay go’aan lagu xiraayo Accounts-ka bankiyadaas uga furan ganacsatada iibisa lacagaha qalaad.

Bankiga dhexe ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu farayo bankiyada gaarka loo leeyahay in ay xiraan xisaabaadka ama accounts ka bankiyadaas uga furan ganacsatada iibisa lacagaha qalaad ee suuqyada caalamiga ah {Forex Trading}.

Warsaxaafadeedka ayaa sidoo kale bankiyada gaarka loo leeyahay lagu faray in ay soo gudbiyaan warbixin lifaaq ah oo sheegayso dhamaan xisaabaadka u furan ganacsatada iyo cadadka lacagta ugu jirta.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhamaystiran.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close