Wararka

Shirka Golaha wasiirada oo looga hadlay arrimaha ay kamid yihii Amniga Puntland.

Waxaa maanta Magaalada Garowe ee caasimada Puntland ka qabsoomay Shirka Golaha Xukuumadda dowlad Goboleedka Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Shirkaan oo uu goob joog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Hindise Sharciyeedka Xeerka Dugsiyada Qur’aanka.

Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay Fidinta Adeegyada Ganacsi iyo kordhinta Dakhliga, Bandhiga Qorshaha Warbaahinta ee Dowladda iyo qodobo kale waxaana markii uu kulanka soo dhamaaday warbaahinta ugu warbixiyay shirka looga hadlay Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland Jama Deperani.Image may contain: 1 person, smiling, sittingImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 5 people, people sitting, office, screen and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close