Wararka
Wasiirka Maaliyada oo ka hadlay Warbixinta IMF.
Wasiirka wasaarada Maaliyada XFS C/raxmaan Docaale Beyle oo maan warbaahinta la hadlay ayaa u mahadcelinayaa Hey’adda IMF oo hadda shaacisay in ay heshay waddadii ay Soomaaliya Deynta uga cafin laheyd.
Wasiir Beyle ayaa uga horeyn ka hadlay Warbixinta IMF ee la xiriirta in Soomaaliya Deynta laga cafin doono Bisha labaad ee sanadka Soo Socda iyo Rajadu hada halka ay mareyso.
Hoosk ka daawo warbixinta wasiirka Maaliyada xukuumada federaalka:
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Soo dhaweeyey go'aanka Deyn Cafinta ee Hay'adda lacagta Aduunka ee IMF.
Posted by TUSMO TV on Thursday, 19 December 2019