Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose oo Kormeer shaqo ku tagay deegaano ay saameeyeen fatahadaha.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo wafdi saraakiil ah Ayaa maanta socdaal ay uga kuur galayeen Saameynta fatahaada wabiga Shabeele ku tagay Deegaano dhoor ah oo ka tirsan Gobolka Sh. Hoose.

Deegaanada ay masuuliyiintani Booqashada ku tageen ayaa waxaa ka mid ah, Mareereey, Sabiid iyo Degmada Afgooye oo ah meelaha uga daran ee ay fatahaadu saameysay.

Ibraahim Aadan Cali Najax Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose oo warbaahinta la hadlay ayaa balan qaaday in ay lasoo gaari doonaan Gurmad Deg Deg ah taas oo ay ku caawinayaan dadka shacabka ah ee ay saamaysay fatahadaha wabiga Shabeele.Image may contain: 1 person, standing, outdoor and natureImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: outdoorImage may contain: outdoor and nature

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close