Wararka

Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka dalka oo Gaaray Dhuusa-mareeb.

Qaar kamid ah Xildhibaano Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.

Xildhibaanadaan ayaa Magaalada Dhuusa-mareeb u tagay sidii ay ugu qayb qaadan lahaayeen dadaalada loogu jiro dhismaha dowlad goboleedka Galmudug loo dhan yahay.

dhawaan ayaa lafilayaa in Magaalada Dhuusa-mareeb ay ka bilaabato doorashada Baarlamaanka cusub ee Galmudug taas oo ay xigi doonta doorashada Guddoonka iyo tan madaxweynaha Galmudug.Image may contain: 3 peopleImage may contain: 9 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close