Wararka

Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed oo Kormeeray Isbitaalka xoogga dalka.

Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed sareeye guuto Odawa yusuf raage ayaa maanta howlo kormeer ah ku tagay Isbitaalka xoogga dalka oo ey ku jiraan dhaawacyada qaar ka mid ah ciidamadada xooga dalka.

sareeye guuto Odawa yusuf Raage ayaa intii uu ku guda jiray Kormeerka waxaa uu mid mid u Xog wareysatay bukanada si loogu kuur galo xaaladooda caafimad.

Sidookale Taliyaha ciidanka xooga dalka ayaa kulan laqaatay maamulka isbitaalka xooga dalka waxa uuna balanqaaday in laxoojinayo daryeelka iyo daweeynta ciidamada ku soo dhaawacma howgalada.Image may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, standingImage may contain: 1 person, sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close