Wararka
Hoggaamiyaha Myanmar oo hortagayso maxkamada Caddaalada adduunka.

Hoggaamiyaha Dalka Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa maanta ka duushay Garoonka diyaaradaha ee Naypyidaw iyadoo kusii jiida Maxkamada cadaaladda aduunka ee IJC Kadib markii dacwad looga furay maxkamadaasi.
Hogaamiyaha Myanmar ayaa loo haystaa dacaddiyo ay ciidamada Militiriga dalkeeda ay u gaysteen dad muslimiin ah oo Rohingya ah kuwaas oo xasuuq aan kala soocid laheen loogu gaystay dalkaasi.
Dowlada Gambia oo ku taasha galbeedka Africa ayaa dhawaan dowlada Myanmar gal dacwadeed ugu furatay Maxkamada caddaalada adduunka ICJ waxaana la filayaa in dhawaan maxkamada ay bilawda dhagaysiga labada dhinac.