Wararka

Dowlada Soomaliya oo baaq kasoo saartay Dagaal kasoo cusboonaaday gobolka Mudug.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug Waxaa ayna dhinacyada ay dirirta ka dhaxayso kula dar daarantay in ay Nabada ka shaqeeyaan.

Warsaxaafadeedk kasoo baxay Golaha xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu amray in sida ugu dhaqsiinaha badan ay ciidamada Isku dhafka u tagaan goobta ay diriirta ka dhacday si ay u kala dhex galaan beelaha walaalaha ah ee halkaasi ku diriraayo.

dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqday Odayaasha, Culimada iyo bulshada qaybaheeda kale duwan in ay si dhaw ula shaqeeyaan ciidamada isku dhafka ah ee halkaasi la gayn doona.

Halkaan Hoose ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhamaystiran:Image may contain: text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close