Wararka

Wasiirka Gaashandhiga oo shir kaga qayb galay dalka Uganda.

Wasiirka Gaashandhiga Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Kampala Ee caasimada Dalka Ugandha ugu qayb galay muhiim ah oo ay ka qeyb-galayeen Wasiiradda Difaaca Dalalka Africa.

Shirkaan uu ka qayb galay Wasiirka Gaashaandhigga XFS Xasan Cali Maxamed ayaa waxaa ku wehlinayay Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Somaliya waxaana intii uu socday looga hadlay sidii loo xoojin lahaa Iskaashiga Dalalka Africa ee arimaha Difaaca.

Wasaaradda gaashandhiga dowlada federaalka Soomaaliya ayaa waddo dadaallo ay kusoo celinayso cilaaqaadkii ay la laheed dhigeeda qaaaradaha Adduunka.Image may contain: 1 person, crowd and outdoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close